|
Horyaalka 18-aad ee cayaarta shataranjiga aduunka ee sanadka 2008-da ayaa lagu wadaa in uu ka dhoco magaalada Bad Zwischenahn, ee dalka Jarmalka.
Cyaarta ayaa socon doonta inta u dhexeysa 28 October ilaa iyo 8-da bisha November, ee sanadka 2008.
Horyaalkan ayaa loo ciyaari doonaa 11 wareeg oo ah habka Swiss-ka,waxaana qofka kaalinta koobaad gala uu noqondoonaa horyaalka dunida ee sanadka iyadoo la siin doono bilad dahab ah.
Si aad u aragto barnaamjika,xeerarka iyo macluumaad dheeraada booqo website-ka rasmiga ah ee tartanka. http://www.seniorenschach.de/
Source:FIDE Wesbite.
By shafici Mohyaddin Abokar
First vice President and head of international relations of Somali sports press association.
Somali Chess Federation, Somalia
Feedback:- info@somchess.com
|